Wiilka Museveni oo ku hanjabay in uu weerari doono Kenya haddii aysan raaligelin siin !

General Muhoozi Kainerugaba oo ah Wiilka Curudka u ah Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa soo cusbooneysiiyey Hanjabaadiisa Shaqsiyadeed ee ku aadan inuu weerari doono, isla markaana qabsan doono Caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Dhowr Qoraal oo Twitter ah ayuu xilligaasi ku cabsi geliyey dadka Kenyan-ka, isagoo xusay in muddo 2 isbuuc gudaheeda ay wada hoos … Continue reading Wiilka Museveni oo ku hanjabay in uu weerari doono Kenya haddii aysan raaligelin siin !